C/Rashid Maxamed Siciid Geesi Ku Dayasho Mudan Oo U Hiliyay Sedex Milyan iyo Badh Somali ah

0
122

dahabshiilMarka hore waxaa  mahad iska leh allah marka xigta hadan hoos u daadago oon dulucda maqalkan idin fasiro una kala qaado qodob qodob isna yar dul taagno tarikhda halyayga dada yar  Ee  hogamiya xawalada dahabshil  mudane Cabdirashid Maxamed Sicid  Xawaladas oo ah xawalada kaliya ee umada somaliyed meel kasto ay jogan gaadhsisa lacagaha loo so diro sida ugu dhakhsaha badan isla markana ah xawalada ugu wayn geeska africa  bal hadaba hadii aan ku waydiyo akhriste suasha ah waa kuma cabdirashid maxamed siciid waxaa isla markaba ku soo dhacaysa maskaxdada waa inanka uu dhalay ganacsade maxamed siciid ducale (dahabshil) waa dhab waa inanka uu dhalay ganacsade dahabshil balse waa halyay da yar oo ku dayasho mudan  kana qalin jabiyay jamacado badan oo caan ah oo ku yaala dalka ingriiska iyo waliba dalal kale waxaa marag ma doon ah in aad akhriste is waydinayso muxuu cabdirashid maxamed sicid ku noqday geesi ku dayasho mudan suasha labad ee mankaga ka dhex guxaysaa waxay tahay muxu ugu hiliyay somalida inta laeg ee uso dhiciyay ?

Aan ku bilaabo jawabta sualahu siday u kala horeyan akhriste waxaa dhawaan dalka ingriiska ka dhacday arin aad iyo aad uga nixisay umada somaliyed ee ku nool dalkaas ee  waxogaga lacagta ah u soo diri jiray eheladooda joga somaliya iyado aad  ogtahay  xalada ay somaliya ku jirto hada arintaas oo ah in  bangigi kaliya ee ay xawaladaha lacagta soo diraa la xidhidhi jiren  soo marin jireen lacagta ay usoo dirayaan somaliya bangiga oo ku dhawaqay in ay xawaladahu  kala baxaan lacagahooda u yaala bangiga xidhidhki uu la laha xawaladahana uu joojiyay balse arinta naxdinta badan waxaa ka gilgishay oo geed gaban iyo mid dheerba u fulay sidii uu uga noqon laha bangigu uguna qancin lahaa in lacagta loo diro Somali  badan oo tabalaysan oo ay ku xeranyihin dagaalo iyo durufo nololed oo adag  iyo waliba  qaar macaluuli hayso si dagdag ahna in loo gadhsiyo u bahan waxay xawaladaha uga bahdan isla markana somali badan oo ku nool  dalkaasi ay ku nolyihiin waxogaga lacagta ah ee  halkan laga diro  sido kale ay arintani tahay arin xaga bini adamnimada aan wafaqsanayn sharci ahaan  hadaba marki uu cabdirashid galay hawsha wakhti iyo juhdi badana ku bixiyay  ilahay waa u fududeyay hawshi uu ku jiray waliba ku darso akhriste kaligii ayuu ahaa halyayga dada yar waxanad ogtahay in ay jiraan xawalado badan oo aan xad lahayn isla markana aan wax faido ahna u lahayn umada somaliyed haday waxtar tahay iyo hadi wax kale tahayba

Gobonimo Dadka Mudan  Galadna Ebaa Leh

Wa Bilaahi Tawfiiq

Qore. Guled Abdi Abdilahi (Amaano)

Email: Amaano1@hotmail.com

Phone: 79150077/0634640527