Cukuuse Halka Uu Wasiirka Warfaafinta Uga Magacaabay Siilaanyo Waxaa Kaga Haboonna Yuusuf Garad+Shirqooladiisi Oo Fashilmay

0
111

Dhaqamada laga bartay siyaasiga ayaa ku tisaayaa maalinba daanta u leeyaahay in ku jeeheeyo dadka,waxaanu marbaa dhiinac u jeediya bulshada isaago ka duulayaa daanahiisa gaarka ah .waxaana jirtaa maah-maah soomaaliyeed oo micnaheedu yahay.siyaasadu mallaha saaxib joogto ah balse waxaay leedahay daan joogto ah.hadaan u daadeegno muhiimadda qormaddan C/laahi maxamed cukuuse waxaan xasuustay maalin maal-maaha ka mid kunna beeggan 2008 tarikhdu.xilligaas oo xukuummaddi Daahir Riyaale ay billowday qorshe lagu curyaaminaayo saxaafadda kasoo u gaadh-wadeen ka ahaa wasiirka wakhtiigaas Axmed Xaaji Daahir,sidoo kale waxaa nasiib wanaag wakhtiiga C/laahi Cukuuse u ahaa guddomiyihii urur lagu magacaabo USJ. kasoo lagu tirin jiray mid firfircoon isla markaana door mihiim ah ka ciyaara hawlaha saxaafadda iyo xoriyatul qawlka waxaan xasuusta maalin u shir-jara”iid u qabtay kasoo u yidhii “xeer kan u soo mallegay Axmed xaaji Daahir waxaa laga keennay xeero milatari.

Hadaba marku sidaas lahaa iyo immika maxaa is beddelay

Markii lo magacaabay Af-hayeenka madaxtooyadda ayuu isla markiiba billabay qorshe lagula dagalamayo saxaafadda isaaguna u kow ka yahay shirqooladii logu tallo galay in lagu curyaamiyo warbaahinta.inkaasto ay dhaqamada siyaasigu hadbaa ay waaji yeeshaan,haddana waxaay soomaalidu ku maah-maahda illaahayoow haa iyo mayaa hanaga wadaa keennin –

Goorma ayuu khaldan yahay wasiir cukuuse ma immika mise markii hore

Intii ay jirtay xukuumadda siilaanyo waxaa u maalin-walbaa fidmo kulla dhex-jira saxaafadda iyo maamulka isaagoon maalina wax wanaag-san ku kala dhex galin balse warar been abuur ah kulla dhex booda xalad abuurnimo iyo isku dil nacayb. Isago markii horeba u la wareer-sana wasiirku xigeenimo ayuu siilaanyana sii dalac-siiyay ka dhiggay wasiirka warfaahinta maxaad u malaynaysa wabaa tii oo lax-qalatay waxaa mrkiba la kowsaday shirqoolki HUBAAL,oo u door weyn ka ciyaaray

Hadaba marku shalay iyo maanta keebbu wallaan yahay cukuuse

Waxaan ku ogaanay in annu cukuuse saxaafi ahayn balse u yahay danaystee siyaasi ah markaa waa in aynu ogaanno waxaa u inoo sheegayo in anay ruuni ku jirin. Cukuuse Halka Uu Wasiirka Warfaafinta Uga Magacaabay Siilaanyo Waxaa Kaga Haboonna Yuusuf Garad+Shirqooladiisi Oo Fashilmay sidaa ciwaanku ina farayo marka laga hadlaayo xirfad ama aqoon wax lagu shaqaynaayo waxaa habboon in lo eggo waayo arag-nimo waxaa jiira saxafiyiin waaweyn kuwaaso isku soo dhoweyn karaa xukuumadda iyo saxaafada marka laga yimmada in qaab beeleed wax lagu qaato hadana waxaa kasii roon. Waxaa la magacaabayo lagu qiimeeyo khibrad mar haddi laga yimmi qabiilki.

Waxaa jooga magaalada Hargeisa wariyaayal waaweyn oo ay ka mid yihii Axmed xasan Cawke iyo Cabdi salaam Hereri,waxaayna fahmi karaan halka ay sartu ka qadhuntay.iyo waliba kuwoo kaga sii haboon waxaana siilaanyo la gud-boon in deg-deg xilka uga qaado mar haddu doono ha u dhiibo Yuusuf Garad-ba lasoco………..

Qalinki

C/casiis Bashiir Nuur

Tel 4144434

C.casiis98@hotmail.com

Hargeisa/Somaliland