WAXAANU SI BUUXDA U TAAGEERSANAHAY SHIRKA LA ICLAAMIYEY EE MIDNIBADA BEELAHA GADABUURSI

0
44

Annagoo ah Dhaliyarada Beesha Muuse- Fiin ee ka soo jeeda Deegaanka Cadaad ee Degmada Baki. Waxaanu si buuxda u taageeraynaa in ay beelaha Gadabuursi iyagoo isku mid ah ay markii u horeysay Guddi isku mid ah ay wada sameysteen Gudidaasi oo qaban qaabinaysa Shirka loogu magaca daray Midnimada Beelaha Gadabursi, isla markaana si buuxda Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal loogu doortay Gudoomiyaha Beelaha Gadabuursi, kaasoo qaban qaabin doona Shirka ay ku baaqeen Cuqaasha, Salaadiinta, Waxgaradka Beelaha Gadabuursi.

Anagoo ka rajeynayna isla markaana shirkaasi ka filayna in Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal Mustaqbalka dhaw loogu doorto Ugaaska Beelaha Gadabuursi.

ALLAA MAHAD LEH

1. Yuusuf Cabdi Colhaye

2. Abshir Rabiile Subagle