DARAJADA CIIDAMADA LA SIIYEY MALAGU KALASARAYN DOONAA MISE?‏

0
60

Sida aynu wada ogsoonahay Darajada ciidamada lasiiyey waxay ka mid tahay
waxqabadka isdaba jooga ah ee ay ku talaabsatay Xukuumada uu Madaxwayanah kayahay Mudane Axmed maxed maxud Siilaanyo.
Hadaba waxa iswaydiinleh hadii ciidamada gaar ahaan kuwa bilayska loo kala siiyey darajada sidii ay ukala aqoonbadnaayeen ama ay ukala hawlkarsanaayeen
Ragii awal ayka sareeyeen kuwa aan aqoonta lahayn ee ay shaqadii ay qaban lahaayeen ay hayeen kuwa sida la sheegay Aqoontoodu gaadhsiisnayd Dirawal cagaf
ilaa Madaxa chekinka Airportka Hargeisa kuna faani jiray anigoo Dirawal cafag ahaa
ayaa bilayska la,i qoray hadana markiiba waxa la,iga dhigay Madaxa chekingka AIRPORTKA HARGEISA mudo sadex iyo tobansano ahna la,igama badalin balse waxa imika lama filaan kunoqotay markii ay arkeen isaga iyo ragii lamidka ahaaba in aanay kusoo bixin darajadan labixiyey oo ahayd mid CVga qofka u xeraysan ku salaysan taasi waxay muujisay in qofkii ama askarigii aqoonta bilayska lahaa ama bartay intii uu shaqaynayeyba uu qaato ugu hoosayn sarkaal xidigle ah isla markaa
asgarigii Dirawalka cagafcagafta beeraha qoda, laaluushka iyo kutagrifalka Dirayska u isticmaali jiray sidii faqashta in uu maanta markaliya waagu dabadiisa kabaryey
oo uu noqday kuwa ugu hooseya ciidanka bilayska sida xadhigleh,labaxadhigle oo kale hadaba ragii uu awal moodaayey in uu aqoon kaga sareeyo ee imika kudulmaray aqoontooda awgood mawaxa ay qaban doonaan shaqadii madaarada caasimada oo Dirawal cagafyadii ayey Badalidoonaan mise Dirawal cafagyada xadhiglayaasha ahbaa Meelaha Muraayadaha dalka shaqo aanay garanayn loo diri doonaa mise cida imikaba aqoontooda darajada ku mutaystaybaa loo diri doonaa sida ay hawlaha qaranku ukala muhiimsanyihiin? su, aashani waxa ay u taalaa oo laga sugayaa sida ay u maamulaam Madaxda sare ee Sharafta mudan ee Qranka Somaliland.

Eng Axmed ibrahim cilmi

Hargeisa

Somaliland