Wafti ka socda Midawga Yurub oo Hargeysa soo gaadhay.(Sawirro)

0
130

08090111010011Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Maxmaed Biixi Yoomis ayaa Maanta soo dhaweyey Wafti balaadhan oo ka socday Dawladaha Deeq Bixiyaasha ee Midawga Yurub, waftigan ayaa waxay ka soo degen Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal, kadibna waxay u soo dhafeen dhinca wasarada qorshaynta qaranka oo kulan dheer ay kula yeeshen wasiirada wasaradaha Arrimaha Dibada, Qorshaynta qaranka, wasarada shaqada iyo arrimaha bulshada, wasarada Beeraha, wasarada kaluumiyesiga, iyo Maaliyada, kulankan  oo muddo dheer socday ayaa waxay isla afgarteen Qodob khuseeya maalgalinta Somaliland iyo siddi looga taageeri lahaa dhinca dhaqalaha iyo caafimadka waxbarashada iyo Arrimo kale.