Faallada Todobaadka & Horyaalada Kubada Cagta ee Qaarada Yurub

0
125

indexWaheen: Waxaan Akhristayaasha Wargeyska Todobaadlaha ee Waaheen ugu bashaaraynaynaa inaan Todobaad Walba marka ay wada dhacaan Dhamaan Ciyaaraha 20ka Kooxood ee Horyaalada wadamada Ingiriiska, Spaanishka & Talyaaniga aanu si gaar ah u faaqidi doonaa, anaga oo kaashanayna dad khibrad u leh arimaha Ciyaaraha gaar ahaan Kuabda cagta, arimaha ay ka mid yihiin:

1.     Tiradda Ciyaaraha Guusha ku dhamaaday.

2.     Tirada ciyaaraha Bar Bardhaca ku dhamaaday.

3.     Goolasha Todobaadkaas la kala dhaliyey.

4.     Tirada Ciyaar yahanada Saftay Todobaadkaas

5.     Tirada Tageerayaasha Todobaadkaas ka qayb qaatay daawaashada ciyaaraha

6.     Tirada Kaadhadhka Digniinta la bixiyey

7.     Tirada Kaadhka Casaanka ee la bixiyey

8.     Ciyaar yahanka ugu wanaagsan

9.     Ciyaartii Todobaadka ugu fiicnayd

10.  Ciyaartii ugu liidatay Todobaadkaas.

11.  Iyo waxyaabo kale oo xiiso badan

Waxaanan ku bilaabi doonaa Cadadkeena Beri Horyaalka Dalka Ingiriiska.