Dar ilaahay u Caawi wixii karaan kaaga ah.

0
54

s 2

Walaalayaal  qoyskan tabaalaysan ee ay baahida iyo xanuunka Maskaxeed  isugu biireen, waxay walaalahooda muslimiinta ah meelkasta oo ay joogaanba ka codsanayaan inay dar Ilaahay u soo caawiyaan,  uguna  soo tabarucaan    wixii ay awoodaan.

cidii jecel in ay qoyskani soo caawiso waxay ugu soo hagaajin kartaa. Akaawanka Dahabshiil ee ah Gebd0413 ama lanbarka Zaaad-ka Telefoonkan oo ah 0634220000.