Hargeysa oo uu ka Da’ay Roob Socday Muddo 6Sacadood ah.

0
28

imagesHargeysa(Waaheen) Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa waxa ka da’ay Roob xidhiidh ah oo Xanibay isku socodkii magaalada, Roobkan ayaa Bilaamay Sacadu markii ay ahayd 5:00 Galabnimo  ee galabta sacada Geeska Afrika, waxaanu qaaday Sacadu markii ay ahayd  10:00 Habeenimo ee caawa , Roobkan oo ahaa mid lagu diirsay ayaa hadana Xafada qaar ee magaaalda hargeysa Dhibaatooyin sahlan uu soo gaadhsiyey oo roobka oo guryaha dadka ugu galay, Roobkan ayaa kii ugu weyna ee Sanadka ka da’a magaalada hargeysa, roobkan ayaa goor dhaweyd qaaday.

ilaa hadda waxa Khaasare oo roobkaasi ka dhashay namuu soo gaadhin.