hambalyo meher wacan

0
24
Hooyo Faadumo Axmed Cumar ,Maxamed Faarax Tubeec Iyo Caruurtiisa iyo
Xaaskiisa, Cabdilahi Faarax Tubeec iyo Xaaskiisa , Faarax Cabdilahi
farax , Hibaaq Axmed Xuseen , Kiin Faarax Tubeec iyo Odaygeeda iyo
Caruurteeda, Hinda faarax Tubeec iyo Odaygeeda, Samsam Faarax Tubeec
Odaygeeda iyo caruurteeda, Khadra Faarax Tubeec, Cabdifataax Maxamuud
Ibrahim , Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u Dirayaan
Meherka .

Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdilahi
Iyo
Nimco degan Xaaji Xaashi Jaamac

Oo Meherkoodu ka dhacay 25 July 2013 Magaalada Hargeisa
Waxaananu leenahay noqda Qoyskii lagu farxo ee lagu nagaado
Aamiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin