Booliska Somaliland oo lagu wareejiyey Baabuur Aamanka loogu tallo galay

0
90

Photo0810Hargaysa (Waaheen) –  Wasiirka  wasarada arimaha gudaha Somaliland  Cali Maxamad Waran Cade ayaa waxaa uu maanta  ku wareejiyay taliyaha ciidamada booliska soaliland  Toban gaadhi oo noocoodu yahay   gawaadhida gargaarka dagdaga ah .

Wasiirka  waasaarada arimaha gudaha somalilan  Cali Warancade oo wax qabadkii sii ugu horeeyay  si toosa looga arkay maanta isaga oo  ciidamada booliska Somaliland ku wareejiyo toban gaadhi  oo yaryar ku waasi oo loogu talagalay gargaarka dagdaga ah.

Wasiirka ayaa axa uu alan qaaday markii uu xilka kalawareegayay wasiirkii hore inuu wax badan kabadali doona  wax qabadka wasaarada isaga oo sheegay inaan dib loogu arki doonin gidaarada magaalada iyo xaafadaha  ciyaala baadha dadka waayeelka ah iyo dumarka.

Waiir waran cade ayaa  ah wasiir ku caana inuu wax kaqabto hadba wasaarada loodhiibi ,waxaana uu kaga tagaa wax qabad muuqda , Cali Waran Cade  oo dadku in toodabdani ay ku amaanaan hawl karnimo iyo wax qabad muuqda .

Photo0819

Taliyaha ciidamada booliska soaliland Cabdilaahi  Fadal Iimaan ayaa uga mahad naqay mudadii ayrayd ee uu xilka hayay wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha ,waxaana uu sheegay latiyuhu inuu aad ugu faraxsanyay gaadiidkan lagu wareejiyay .

Photo0816 Photo0813 Photo0811 Photo0807