Sayidoow Biig la adeegsado oo madbakha madatooyadda loogu soo diyaariyo cayda ayaad tahee Kabaqaadnidaadu ha ku deeqdo‏

0
108

Waxaa maalmahan danbe kusoo badanaysay saxaafadda sheeko madbakha wax aan u bixiyay macnaheeduna yahay Rag u jawaabaya mujaahidiin dalkan u soo halgantay oo dadkan iyo dalkan qiime weyn ugu fadhida aflaantaasina way socdaan wixii Kulimiye waagii hore weji ku macaashka ula baxay ee hadh iyo habeen Tvga laga maamuli jiray madaxtooyada maantana caynkii weeyo qalin ku macaash ayaa ku biiroo Gudoomiyaha Dawan wargeyska dawladdu wuxuu caado ka dhigtay inuu Mujaahid Cali guray  iyo Sheekh Aaden xaaji maxamuud Aaden Siiro uu ku caayo wargeyska culimadda la aflagaadeeyo hore umay dhicin wargeyska maandeeq markii la odhan jiray xukuumadii hore nin SNM ahna laguma Aflagaadeyn jirin Waxaa ka Gudoomiye ahaa Mustafe shiine oo aan loola iman jirin sheeko madbakha sidoo kale taakhriidaa is qortee Ismaaciil farjar oo hadda Voa da ka hawl galla ayaa gudoomiye ka noqdoo weligii wargeyska laguma guulwadeyn qoraal ku macaashna laguma arag.

Waxaa iyana aan abid la arag qeybta Weedha Wargeyska waa Wargeyska Dawane wakhtiyadii hore in shakhsi Cay Culimo in lagu caayo iska daaye qoraaladda ay qorayaane ee rag saxaafad sheeganaya ee Sayid oo horena Rakaalkii Horyaal la odhan jiray ee uu ka eedaami jiray kulmiye hadda lama Sameyn garan waayin idaacad mucaarid ah oo afsoomaali, English iyo arabiba ku hadashee dadkaa iska daynaya .
Gudoomiyaha Dawan waxaan leeyahay jawaabihii ad u jawaabi jirtay mujaahid Boobe yuusuf ducaale oo aanad kabihiisa gaadheyn  ee Saxaafadii Madaxa banaan sheeganaysay soo qoraysay Wargeys ka mid ah Maanta cidi ma akhrisato la ogaa Dawana kumaa akhrisan doona is daba qabo Sida Dhuxul hadii kale meel xun ayaad taalaa .
Madaxii Horyaal waxaan leeyahay in maanta makamad lagu soo taago ayay ahayd oo khaladka ad gashayna waxa weeyi war ka baxay Horyaal ayaa dad lagu qawracay Waddada Dad aan waxba galabsan anigu sidii warbaahintii Keeniya ayaan maxkamad ku saari lahaa ee Xil kumaan dhiibeen Rag kaa horeeya weligaa ha isku dhererin sheekhoow.
Qalinkii Wariye Sare Wariye Mohamed mussa inji Mr fasax hayste