Maxaa sabaabay in ay xukuumaddu ku mash-quusho af-lagadada masuulinta golleha wada tashiga ee ay saska ka qaday

0
116

Tan iyo maalinti lagu dhawaaqay golle weynaha la magac-baxay gollaha wadaa tashiga iyo bad-badinta qaranka iyo toosinta ayaa waxaa soo baxay in ay saska qaday xukuumaddu .waxaanad ogeedayn maalinti lagu dhaqay isla jawaabtay deg-deg ka bixisay maamulka siilaanyo waxaan sacado isku dhow ka hadlay wasiirki cusba ee arrimaha gudaha

Hadana waxaa ka daba hadlay madaxweyne siilaayno oo  u ku qan-ci wayay wasiirkiisa waxaanu u eega mid kacsan oo ad u dhibsaday mujahidin ku dhawaqay

Hadalki madaxweyneaha ayaa u ega mid dalkaba la qabsaday oo xaata wasiirkiisa arrimaha gudaha ka yabiiyay

Intaasun kumu ekeeyn dagalki lagu qadaay golleha wada tashiga iyo toosinta                              ee hada waxaaba bilabmay inta ay odayaal lacag siiso ay ku tadhahdo cam-bareeya mujaahidintaas oo waxaay xaata ka xishoon weyday in ay yihiin nimankaasi dadkii dalka u soo hal-gamay

Markasta oo ad fiiriso tv-ga ay maamusho dawladdu oo  caado ka dhigtay inta uu odayaal meel lagu urruuriyay u kaso duubo marnaamij ku shuubo ah haddana  ay dadka ku jaho-wareeriso cayda nimankaa biri ma gaydo ah

Waxaa kalo ay caado ka dhigteen in ay hadlan nimanka mid ah xisbiyada oo iyaguna ku hawlan sidi ay dhaqaale uga heeli lahayeen dawladda waxaana muqata in kalinti ay gabeen asxaabta mucaridka lagu tiriyo oo noqatay mid fadhid ah

 Hadaba maxaa sababay in uu madaxweyne siilaanyo uu xalay u yeedho qar ka mid ah saladiinta gobolka saaxil,

Kulanki xalay aya la shageeya in u madaxweyne siilanyo u hor-dhigay in u ka dacweeyo mujaahid ibraahin dheego  weyne  oo u yadhahdo adeerayaal fadlan iga   qabta ibraahin dalki ayuu khal-khal galiiye.

Waxaa kale oo jiro in ay ku hawlantay xukuumaddu ama ay isku dayday in ay xidh-xidhayo odaayasha la soc…….

Qalinkii Cabdi casiis Bashiir Nour

Tel;4144434

Infoxogreebnews.com

Hargeysa/Somaliland