Wasiirka maaliyada oo casuumad u sameeyay Golalaha Wasiirada

0
93

Hargeysa Waaheen) Wasiirka wasaarada Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee uu ka tirsan yahay, lama garanayo casuumadan waxa ay golaha wasiiradu kaga wada hadli doonaan hase yeeshee waxaa la filayaa inay ka duwanaandoonto tii uu dhawaan muuse biixiyey Hotel Mansor ugu sameeyey Xisbiga, Wasiirada  iyo xildhibaanada xisbiga kulmiye taas oo aan wax hadal ah laga jeedin, ka dib markii ay casuumada kulmisay dhinacyadii siyaasada isku hayey.

Lama oga Madaxweyne siilaanyo inuu ka qayb gali doono, wolow baabuurta gaarka ah ee madaxtooyada lagu arkayey jidka wadnaha iyaga oo kolonyo ah,