OGEYSIIS:Jaamacadda Hargeysa waxa ay furaysaa labo barnaamaj waxbarasho

0
30

hargeisa-university21Jaamacadda Hargeysa waxa ay furaysaa labo barnaamaj waxbarasho oo kala ah Public Administration iyo Social Work bisha September 2013.

  • Yaa dhigaya?   Waxa dhigaya Professoro ka sita ugu yaraan shahaadadda Mastarka Jaamacaddo muctarafa oo magic leh.
  • Muddada lagu qalinjebinayaa waa imisa sanno?  Ardada dugsiga sare ka soo baxday ee A ama B sidata muddadoodu waa 4 sanno labada Barnaamajba. Kuwa shahaado jaamacadeed sita waayo-aragnimo la xidhiidha barnaamajka uu qofku rabo lehina waxay ku dhameynayaan 3 sanno.
  • Agabka wax laga dhigayaa waa:    buugaagtii la qoray sanadihii 2009, 2010, 2011, 2012, 2013
  • Jaamacadahee barnaamajyadahani la xidhiidhaan?  Carleton University, Canada; Jomokeniyatta University, Addis-Ababa University, iyo kuwo kale.

 

 

Jaamacadda Hargeysa waxa ay u dooneysaa barnaamajyada cusub ee bilaabmaya bisha September 20013 ka, macalimiin ugu yaraan ku sidata shahaadadda labaad  Borograamadan hoos ku qoran:

  • Social  Work Program— Bachelor degree
  • Public Administration— Bachelor degree

 

Wixii faahfaahin , hadaad u baahato la soo xidhiidh: Mohamed Aw Dahir

Mobile: 0634405276, e-mail: mgallan1111@gmail.com