Hambaalyo Aroos Wacan

0
193

hambalyo12Cabdirisaq Maxamud Muxumed Calin, Abiib Axmed Ducale, Bedri X. Cabdilahi Xasan, Maxamed Maxamud Caabi (Kabayare), Fowzi Barre Axmed, Axmed Maxamed Maxamud, Axmed Jamac Sareeye, Gamute Idan, Mukhtar Aw-xasan Ismail, Axmed Cabdirahman Warsame, Khadar Maxamed Axmed Barre (ina Garad), Cabdiraxiin Maxamed Ismail, Yusuf Maxamed Garow, Cabdikhalaq Maxamed Xuseen, Mukhtar Maxamed Cumar, Cabdi Farah Geedi, Sacad Yusuf Fureh, Cawke Yusuf Ducale,Xamse Ibrahim Axmed, Gurey Maxamed Xirsi, Axmed Dayib Gurey, Yusuf Maxamud Dahir dhaman dadkasi waxay hambalyo aroos uu direyaan

 

Idris Maxamed Maxamud

 

&

 

Deeqa Xasan Mahdi

 

oo Arooskodu,ka dhacay casimaada magalada Hargeisa, Somaliland. habeenki ay soo galayse Axadi taarikhdu ahayd 23-06-2013, waxanay leyihine in ilahay gurigiina guri kheyre iyo awlaad diintoda iyo dadkoda anfaaca…. Amin amin amin amin amin amin amin..

 Hambaalyo Meher Wacan

 

Cabdirisaq Maxamud Muxumed Calin, Abiib Axmed Ducale, Bedri X. Cabdilahi Xasan, Maxamed Maxamud Caabi (Kabayare), Fowzi Barre Axmed, Axmed Maxamed Maxamud, Axmed Jamac Sareeye, Gamute Idan, Mukhtar Aw-xasan Ismail, Axmed Cabdirahman Warsame, Khadar Maxamed Axmed Barre (ina Garad), Xasan Cabdiraxman (Xasan Dheere) Camir Gaxnuug Warmahaye, Haybe Maxamed C’lahi (Shariif) Cusman Salebaan Diriye (Cusman Laba Qori) dhamaan dadkasi waxay hambalyo iyo bogaadin uu direyaan Meherka Boqorka iyo Boqorada:

 Cabdilahi Ismail Cabdi Xasan Rakub

 

&

 

Hamda Cabdilahi Xasan- (Hamda Shina)

 

 

Oo dhacay tariikhdu maalinti Khamista 27-06-2013 gaar ahaan hudhelka 4 season ee ku yaala magalada Hargeisa, gaar ahaan xafaada Jig jiga yar ee deg koodbuur, waxana ay leyihiine gurigina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo……….. amin amin amin amin amin amin……..