Maxaa ku cusub Xukuumadda Siilaanyo ee uu magacaabay

laba Wasiiru Dawle iyo sadex wasiir ku-xigeen, laba wasiir oo kale oo dumar ah

qorrrrHargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Golihiisa Wasiiradda ku soo kordhiyay laba Wasiiru Dawle oo kala ah Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Madaxtooyadda iyo Sadex wasiir ku-xigeen oo kala ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda  Beeraha, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.

Sidoo kale waxa Golaha Wasiiradda ku soo kordhay laba Haween ah oo midi ay tahay Wasiir halka ta kale ka tahay wasiir ku-xigeen, iyadoo Wasiir iyo wasiir ku-xigeen hore jireen.

Wasiiradan ayaa noqon doona kuwo tirade Golaha Wasiiradda ku soo biira, iyadoo bilowgii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Aasaas looga dhigay in tiro kooban laga dhigo Golaha Wasiiradda hase yeeshee waxa soo kordhaysa maslaxada Beelaha iyadoo laga eegayo in la kordhiyo.

 

 

 

 

Filed in: Sports

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey

Leave a Reply

You must be Logged in to post comment.

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.