Xulka Gobolka Sool oo la Caraabay Guul.

0
75

wasiirka-ciyaarahaHargeysa(Waaheen)Xulka Gobolka Sool ayaa la caraabay Saddex Dhibcood Kadib markii Xulkii Gobolka Tog-dheer ee ay la tartamilahayeen uu ka soo xadiriwayey Garoonka Istaadyoomka magaalada Hargeysa.

Wasiirka Ciyaraha  ee Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in ay guuleysteen Xulka Gobolka Tog-dheer oo ay hantiyeen Saddexdii Dhibcood ee Ciyaraba.

Waxanu Xulka Gobolka Tog-dheer ku eedeyey in ay dhaqan Xumo ay sameeyen oo ay ka soo xadiriwayeen Garoonka, taasi badalkeeda ay weerar ku qaadeen Wasarada Ciyaraha, waxanu xusay in Xulkaasi la Anshax marindoono.