Daily Archives: 6:46 pm

Xukuumadda oo balanqaaday berri in ay sii dayn doonto qaar ka mid ah dadkii ay burco ka qab qabatay

Afar ka mid ah ayay si toos ah ugu eedeeyeen Al-shabaab oo ay Maxakamad geyn doonaan Burco(Waaheen) Weftigii Wasiiradda ahaa ee manta loo diray dajinta xaaladda ka taagan magaaladda Burco… Read more »

Ciyaartooydii Gobolka Togdheer oo saldhiga isku dex dilay iyo Booliiska oo kala fogaynaya

Saacad in ka badan bay saldhiga ku kala safteen oo gawda iska saareen Hargeysa(Waaheen) Ciyaartooydii gobolka togdheer ee saaka xabsiga lagu guray markii ay weerareen wasaaradda isla markaana maalmahanba muran… Read more »

Xukuumada Somaliland ayaa ku ceebaysan fadeexada xulka Gobalka togdheer

Xukuumada Somaliland ayaa ku ceebaysan fadeexada xulka Gobalka togdheer oo maanta  diiday inay ciyaaraan! W.Q Abdiqani Salaf{kaptanka} Sidaan wada ognahay waxa wadanka beryahanba ka socday ciyaaraha gobalada Somaliland oo Hargeisa… Read more »

Maansada Gaaf-wareeg

Maansada Gaaf-wareeg iyo Midhaha Nasri Yuusuf Muxumed, By Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Maansadan la magacbaxday gaaf-wareeg waxa tiriyey Abwaan Nasri Yuusuf Muxumed  oo ka mid ah ardayda dugsiga sare ee School Of… Read more »

Xukuumadda oo wefti wasiiro ah u dirtay dajinta Hawlgalkii RRU-da ee Burco

Burco(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa wefti wasiiro ah u dirtay dajinta xaalad cakiran oo ka dhalatay Hawlgalkii RRU-du Burco Hubka iyo Dadka ku qab qabatay. Weftiga wasiiradda ah oo kala ah… Read more »

Wasiirka Maaliyada oo Dalka Keenay Wafti Carbeed.

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Maaliyadda ee Somaliland Md.Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo wafti Carbeed oo uu hogaaminayo ayaa Maanta soo gaadhay Magaaladda Hargeysa. Kadib markii Diyaaraddo Khaas ah oo ka soo kala Duuleen… Read more »

Booliiska oo Xabsiga Dhigay Muwaadin Baanka Warbixino ka Qoray.

Hargeysa(Waaheen) Booliis ka tiran Baanka Dhexe Somaliland ayaa Maanta ay xidhay Mawliid Aadan Cumar oo ka tirsanaan jiray Shaqaalaha Baanka, basle muddooyinkii u danbeyey saxaafadda ku baahin jiray warar ka… Read more »

Xulka Gobolka Sool oo la Caraabay Guul.

Hargeysa(Waaheen)Xulka Gobolka Sool ayaa la caraabay Saddex Dhibcood Kadib markii Xulkii Gobolka Tog-dheer ee ay la tartamilahayeen uu ka soo xadiriwayey Garoonka Istaadyoomka magaalada Hargeysa. Wasiirka Ciyaraha  ee Somaliland Cali… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.