Ogaysiis Shirka Ciise Muuse ee Qurba jooga London UK 22.JUNE.2013

0
60

OGEYSIISBacda Salaan Waxaan la idinla socodsiinayaa in uu ka dhici doona Shirkii  Labaad ee KULAN II    Magaldad Lonond hadii Allah ka dhigo  taariikhada Marka ay tahay  22 Bisha June 2013.  Sidaas darted waxaa dhamaan Beesha Ciise Muuse ee degan Qurbaha   UK, US , EUROPE, Asia , Africa iyo Austorilia lagu wargalinayaa in uu  ka dhici doon Shirka  London  una qaadan doona  2 cisho hadii allah ka dhigo.  Shirka waxaa uu bilaaban doona  12:00AM  Duhurnimo
Addreska
Copland Community School
Cecil Avenue
Wembley
HA9 7DU
Train stationka u dhaw waa   Wembly Central  .   ama wembely park
Wixii Faah-faahin ah la soo xidhiidha
Hassan  Ibrahim Axmed      07808547764
Fidhinle                                   07950-341-347
Yasmin on                              07961 -444 -102
Wehelkiin waa alleh-iyo-Nebi(scs).
Xog hayge guud ee CM  UK
Xassan Ahmed