Cajab iyo Yaab walee waa loo tashaday Dhalinyarada Somaliland

0
94

cajabCajiib iyo yaab walee waa la inoo tashaday  hadaynu nahay dhalinyarada Somaliland lakin wax inoo tashaday waa uu soo bixi doonaa waxa iga yaabiyey waxa ay dhagahaygu maqlayaan waxa ay indhaygu arkayaan waxa aan la dareemayo dhamaan  dhalin yarada hadaba bal adba is waydii waxaad maqli jirtay waa laa tahriibayaa waxa kuugu xigay hebel hebel ayaa tahriibay waxa kugu sii xigay ninkii tahriibinayey ayaa la ogaaday imikana waxa la marayaa in dhalin yarada aadka u yar ee Somaliland in la tahriibiyo oo la warayso waxa iga sii yaabiyey  suaalaha la waydiinayo caruurta waa. Hooyo maleedahay?  Maxay qabataa?  Dhulmay leedahay  ama wax hanti ah ? hadii uu intaa saxo waa laqaadayaa ilaa inta lala fogaanayo hadii uu sixi waayana waxa lagugu odhayaa waxbaa kaa yar qaldane sug waa lagu kaxayndoonaaye. Anuu shaqsi ahaan waxa aan is waydiiyaa. Waxan yaa kadanbeeya? Waxan yaa u sabab ah? Waxan dhacaya yaa ka masuula? Yaa talaw lagala xisaabtamayaa? Mar mar waxa aan is idhaa malaha waxii tariikhaha aad ku soo dhigatay ayaa dhacaya oo cida deegaanka u dhalatayna ee soo koraysana waa la dhaafinayaa  cid aan u dhalana waa la soo galinayaa oo inta aan arkayo dhalin yaradii Somaliland oo sii socota waxaan arkayaa dhalinyar badan oo dalalkan jaarkeena ah  ka soo qulqulaysa oo imika qaarka mid ah aanad is o dhanynba waa ajaanid ama wuu ku soo tahriibayba oo aanad runtii inaga soo dhexsaarayn  ma xuma  bal adba caqlibaad leedahay ee is waydii  oo indha ku arag waxan dhacay iyo waxan aad maqlaysid  xaqiqda dhabta ahi waxa ay tahay in arinkan la daba galo oo loo diro cid khaas ah oo aad loogu kalsoon yahay oo kolay farbaa ku godane dhamaan mu wadiininta iyo masuuliyiinta waddankee la kala baxo oo cidku shuqule iyo cida ka raaliya iyo cid diidanba lakalbaxo walee waxa qadiyadaasi aad ay u saamaysay qurba joogta soomaliland oo iyaguna lagu eedeeyey in ay u gacan hadinayaan is lamarkaana khad toosa ay kala bakhaylayaan  hadana marka uu dalkii iyo dadkisii ka fogaado wax kadaba tuurayaan qaarkoodna lagu sheegayba waar anuu biil joogta ah uma diri karayo wlaalkaygan ku dhibaataysan africada ay shaqa la’aantu taalee hagbada u horaysaa ayaan wax uga diri aan badnayn ilaa kun ama labakun ha ku dhinto ama ha ku noolaadee  walee waxa markaan maqlay aad baan u xanaaqay qofka uu saa ugu talinayaa waa wlalkii bal maxad u malayn kii kalana hadaba waxani waa xaqiiq jirta oo aan marnaba indhaha laga qarsan karayn waxa lakin u dhib badan oo ay tiiraanyo ciil dilayaa hooyo hada waa hooyo oo naxariista ilmaheeda  ay u hayso la ogaaday waayo sagaal bilood bay siday  way soo jaqsiisay way soo kalin galisay way soo barbaarisay taclin bay u horseeday wa uu waynaday oo kalin galay halyeybaa tahay bay ku tidhi ma ogola wax dheel dheel ugu dhaca in kali lagala baxana hadal keeda ba daa wan kanaxay hoyooyinka sanadkan la kulmay iyo abayaashaba waxa ay maah maahdii ahayd ninkii qayrkii loo xiiraw adna soo qoyso waxan u malaynaa arinkaasi in uu wada gaadhayo dhamaan bulsha waynta somaliand waxa iga yaabiyey markan an dhacdooyinka dhalinyaro ahaan aan ka hadlayno wiil dhalinyara oo arkay mustaqbal xumo iyo ciilbadan oo tahriibay ciil dartii u tahriibay ayaa hooyo muu lahan waxa dhacday waa laqabtay kuwii   lacagta dooni jiray ayaa qabtay waxa uu u sheegay in uu aabo leeyahay lakin aanu hooyo lahayn markiiba aabihii ayaa lala soo hadlay waxa loo sheegay in ay willkisii gacanta ku hayaan waxa aanay ku idhaahdeen waa in  aad afarkun soo dirtid hadii kale kalida ayaan kala baxaynaa. Waxa uu ugu jawaabay oo kalidu ma lacagbay idin jaraysaa. Haa intaa iyo intaa.  Inta uu ku qoslay ayaa uu ku idhi dee kalabaxa oo intiina ka goosta  lakin bil shuruud baaqiqa ii soo dira shekada markan maqlay iyo tan hooyo ma leedahay walee warka waxbaa ka jira baan idhi waayo abayashii malaha way naxdin dayeen  ana waxa naftayda ku idhi warkaana war dhe walee ninkii nool aduunyada maxuu wax walba arki doonaa ALLAW SAHAL AMUURAH

g/ku xigenka xidhidhka ku-xigahada
Axmed xuseen maax
Mobile: – 0634421547/79130707