Monthly Archives: June 2013

Maanso Magaceeda La Yidhaahdo Dulmi-neceb oo Abwaan Weedhsame Soo Saaray 29-kii June 2013

“shir doceed nin lagu dhalay, shir dugaalka uma bogo, ab-tirsiinta dalabta leh, axdi duuga kuma ogi…” Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame)   Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa habeenkii xalay… Read more »

Feysal Cali Waraabe oo sheegay Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin inay cid la ka joogaan

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Maxamed Kaahin Axmed iyo C/raxmaan talyanle in ay cidla fadhiyaan oo aanay… Read more »

Saamaynta siyaasiga ah ee Shaandhaynta Xukuumadda Siilaanyo.

Shaandhaynta xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo in badan baa la sugayey oo la saadaalinayey. Dad badan oo kala jaad ah ayaa sugayey. Run ahaan bulshada oo dhan ayaa guud ahaan sugeysey. Laakiin… Read more »

XUKUUMADAHA IYO XUQUUQDA HADALKA AHMED ADAM CALI ( HAIBE}

. Marka arimuhu leexdaan, wax kastaana jihada saxda ah ka baydhaan, kibirka iyo faanku burqanayaan, runta la naco beentuna quwaysato, danta gaarka ahi baabiiso tii guud, ismaqalka, waxa isu sheega… Read more »

Nin Aan Arraweelo Wadin Ama Odayaal Beeleed Keenin Meeshan Masoo Galo (Wasiir-kuxigeenkii hore ee Ganacsiga Aadan-Geeljire)

Ceerigaabo(Waaheen) Wasiir-uxigeenkii hore ee Ganacsiga Aadan Diiriye Cigaa(Geeljire) oo ka mid ah xubnihii golaha wasiirrada Somaliland ee Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo xilka qaadista ku sameeyey ayaa isagoo kusugan Hargeysa oo… Read more »

Saraakiil ka tirsan Dawladda Somaliya oo ku baaqay Dagaal ka dhan ah Kiiniya

“Caalamku waa inay soo faragaliyaan dhibaatada Kiiniya ka samaysay Kismaayo, Xoghayaha IGAD-na waa in xilka laga qaadaa” “Kiiniya waxay xidhay saraakiishii Ciidanka Dawladda wax war ah iyo meel ay ku-xidheena… Read more »

Barre Hiiraale oo dagaalka Kismaayo la garabsanaya Al-shabaab iyo beeshiisa

Kismaayo(Waaheen) Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo maanta ay ka saareen Kismaayo ciidamada Kenya iyo kuwa Axmed Madoobe oo iskaashanaya ayaa waxa uu shaacaiyay inuu ku sugan yahay duleedka magaalada… Read more »

Safiirka Wareega oo bogaadiyay magacaabista Wasiirka cusub ee Arrimaha dibeda

Hargeysa(Waaheen) Safiirka wareega ee Somaliland Kaysar C/laahi ayaa bogaadiyay magacaabista Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u magacaabay Wasaaradda Arrimaha dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo ah Aqoonyahan reer Somaliland ah… Read more »

MADAXWWEYNE SIILAANYO OO MUSUQMAASUQII U HIILIYEY IYO QABYAALADII.‏

Ugu  horeeyn  waxaan  salaamayaa  saxaafada  xorta  ah.Ka dib  waxaan  doonayaa  in aan  wax  yar  ka  idhado  iskubadalkii  golaha wasiirada  ee  uu  dhawaan  isku badaleyba -Oday Siilaanyo.  Hadaba  maxaa  uu  sameeyey… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.