MADASHA SIYAASIGA

Fadeexad horleh oo fursado shaqo lagu musuqmaasuqay oo dul hoganaysa wasaarada Macdanta iyo biyaha »

from-manager-to-minister1eeeee

08:55 pm | Fadeexad horleh oo fursado shaqo lagu musuqmaasuqay oo dul hoganaysa wasaarada Macdanta iyo biyaha: Dhalinyaro sheegay in laba jeer laga musuqmaasuqay boosas ay imtixaan u galeen oo dad ay wasiirka isku hayb yihiin…

May 14 2012 / No Comment / Read More »

Reer Jama Badawi: Inna Lilaahi waa inna Ilaahi rajicoon: Tacsi Ku Socota Ilamo abdiraxman baranbaro & Dr. Xuseen Cabdilahi Muxumed Bulxan Geerida Ku Timid Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan »

Tacsi3

08:00 pm | Reer Jama Badawi waxay iyagoo ka tiiranyeysan Tacsi u dirayaan Geerida Naxdinta leh ee ku timid Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan oo caawa ku geeriyootay magaalada London, tacsida waxaanu si gaar ah ugu…

May 14 2012 / No Comment / Read More »

Tacsi Ku Socota Dr. Xuseen Cabdilahi Muxumed Bulxan Geerida Ku Timid Walaashii Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan »

Tacsi3

07:38 pm | Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun:Tacsi Ku Socota Dr. Xuseen Cabdilahi Muxumed Bulxan Geerida Ku Timid Walaashii Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan 1.     Mohamed Behi Yonis 2.     Abdihakim Haji Saeed 3.     Abdi Abdilaahi Dayax…

May 14 2012 / No Comment / Read More »

Inna Lilaahi waa inna Ilaahi rajicoon:Sh. Ali Jowhar , gaar ahaan Cabdullahi Sh. Ali Jowhar iyo dhammaan ummada reer Somaaliland »

Tacsi3

07:32 pm | Ismail Musa Nur iyo xaaskiisa iyo caruurtisa waxay tacsi u dirayaan dhammaan xaaskii iyo reerka sharafta badan ee reer Sh. Ali Jowhar , gaar ahaan Cabdullahi Sh. Ali Jowhar iyo dhammaan ummada reer…

May 14 2012 / No Comment / Read More »

DHEGAYSTAYAAL KU SOO DHAWAADA BARNAAMIJ CUSUB OO AANU IDIIN SOO KORDHINEY OO LA MAGAC BAXAY TODOBAADKA IYO SOMALILAND »

somaliland-map-2010-21

05:28 pm | HALKANKA DHEGAYO dhegaystayaal hadii alle yidhaa barnaamijkan iyo barnaamijyo kale oo tayo leh ayaanu idiin soo kordhin doono anagoo kuwii horena ku da,aadli doona in aanu midkasta wakhtigiisa aad dhegaysan doontaan..la socosho wanaagsan…

May 14 2012 / No Comment / Read More »

Ogeysiis Ogeysiis mudaaharaad ka lagu taagerayo Somaliland ee laga dhigi doono Washington, DC wuu dhacayaa: Sheekh Sharifna Waxaa uu la shiryaa Miss Clinton May 18,12 »

Omer Hassan2

01:00 am | DHAMAAN DADWEYNAHA SOMALILAND Waxaan ka xumay inay dad aan xilkas ahayni diidaan yihiin mudaaharaad ka lagu taagerayo Somaliland ee laga dhigi doono Washington, DC. Sabata loo diiday anigu weli ma garan. Waxaan rabaa…

May 14 2012 / No Comment / Read More »

Ururka Badbaado ayaa Si Rasmi ah ugu Biiray Urursiyaasadeedka WADANI. (Halkan ka dhegeyso Qudbadihii laga jeediyey Madashaasi) »

wadani

05:20 pm | HALKANKA DHEGAYSO Hargeysa (Waaheen) Labada Urur-siyaasadeed ee WADDANI iyo Badbaado, ayaa Maanta sheegay in ay midoobeen isla markaana isku yihiin hal urur oo la isku yidhaahdo WADDANI. Munaasibad loo sameeyey midawga labada Urur…

May 12 2012 / No Comment / Read More »

Wakiilka Xukuumadda Siilaanyo Ee Washington D C Rashiid Gaaruf Oo U Diiday mudaaharadka balaadhan ee ka dhici doona Washington, DC, maalinta 18ka may »

rashiid gaaruf

04:46 pm | “Wuxuu Nagu Yidhi Askar Booliiska Washington Metro Area ayaan idiin dalbanaya haddii aad banaanbax Somaliland lagu taageerayo State Department (Wasaaradda arrimaha dibadda maraykanka) la hor tagtaan, waxaanu kala garan laanahay inuu cadawga Somaliland…

May 11 2012 / No Comment / Read More »

OGEYSIIS..OGEYSIIS..OGEYSIIS: mudaaharadka balaadhan ee ka dhici doona Washington, DC, maalinta 18ka may 2012 xafiiska arimaha dibadda (State Department) ka hortiisa 8:00am.Arimahaasi oo ay ka mid yihiin: »

Mudahraad

07:10 pm | Dhammaan dadweynaha Somaliland ee degan Waqooyiga America waxa loo sheegayaa inay jiraan waxyaabo ku soo kordhay mudaaharadka balaadhan ee ka dhici doona Washington, DC, maalinta 18ka may 2012 xafiiska arimaha dibadda (State Department)…

May 10 2012 / Comments Off / Read More »
Waaheen News

Mudaharaadyo xalay Gil-gilay New Hargeysa, xukuumadda oo Ciidamo dhoobtay iyo Wasiiro ka qaxay xaafadihii ay ka deganaayeen »

wasiiro guurey iyo taayiro la gubey

07:26 am | Xukunkii Maxkamadda Ciidamadda oo Xalay Hurdada u diiday Reer New Hargeysa iyo Xukuumadda oo Cabsi ladi weyday Wasiir Duur…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Lafo-gurka Weedhihii Wasiir Duur U Adeegsaday Rabashadihii Sariibada Inji Iyo Warshada Kabista »

Wasiir-Duur31

07:26 am | “dawladdani way dhaaftay markii innamo yaryar oo koox ah meel xidhay looga yaaci lahaa”Duur 16.4.2012 “Dadka direyska inoo sita…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Mahiga Oo Ka War-warsan Fulida Qorshaha Nabada Somaliya Oo Burbur Ku Dhow »

mahiga

07:22 am | Nairobi (Waaheen) – Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Somaliya Dr Augustine Mahiga ayaa bulshada caalamka…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Somaliland oo daadifeysay in Ardayda Reer Sool ah oo diidan Imtixaanaadku inay tageen Buuhoodle »

masulyiinta imtixaanaadka

07:22 am | 15o Arday ayaa la sheegay in doraad lagu soo dhaweeyay Buuhoodle, Wasaaraduna waxay sheegtay inaanay arday ahayn Hargeysa(Waaheen)-Ardaydii Dugsiyada…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Xukuumadda oo si gaabis ah u wada Xuska 18 ka May »

07:17 am | Afhayeenka Madaxtooyada ayaa todobaadkan bilowgiisii sheegay in Madxada Gobolada lagu amray diyaar-garowga 18 May Hargeysa(Waaheen)-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Laba Wariye oo maalintii sadexaad u Xidhan wasiiraad sawirteen »

07:15 am | Hargeysa(Waaheen)-Waxa maalintii sadexaad saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ku xidhan laba Wariye oo ka hawl-gala Wargeyska Madaxa banaan ee…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Bulshada Ceerigaabo oo Kalsooni Ka Muujiyey Hawlaha Amniga Ee Boliiska »

booliis

09:09 pm | Ceerigaabo(Waaheen) Muddo ku siman dhawrkii bilood ee ugu danbeeyey ayaa kasokow isku xidhnaanta dhexdooda ah waxa si weyn wax…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Madaxa Hay’adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo sheegay in la masuq maasuqo Gar-gaarka loogu talagalay »

un

07:07 pm | QM oo aduunka ugu baaqday sii wadidda gargaarka ku wajahan Soomaaliya Hargeysa(Waaheen) Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in la musuq…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

QM oo ka digtay inay dib u dhac ku timaado doorasho Soomaaliya ka dhacda marka la gaadho bisha August »

U.S. Ambassador to the U.N. Susan Rice speaks at United Nations headquarters, in New York

06:54 pm | Hargeysa(Waaheen) War murtiyadeed ka soo baxay shirkii ay golaha amaanka ee Q,M ayaa waxaa lagu sheegay in madaxda dawlada…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Islaan Bashiir Islaan Maxamed-ka Puntland oo u xadhko xidhan Shirka Muqdisho »

06:47 pm | Muqdisho(Waaheen) Islaan Bashiir Islaan Maxamed oo ka mid ah Isimada ugu facaweyn Puntland ayaa Jimcaha la filayaa inuu gaadho…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Markii ugu Horaysay Sameysay Doorasho Mala’awaal ah. »

maxamed-xirsi-geele

05:39 pm | Hargeysa(Waaheen)  Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa markii ugu horaysay sameeyay Doorasho Malawaal ah oo lagu tijaabanayo qaabka ugu fudud…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Yaa Caawinaya Aabo Kelyuhu taagan yihiin oo Cisbitaalka Hargeysa iska bixin kari la’ lacagtii lagu Sifeyn lahaa »

cis

03:57 pm | Dadka muxsiniinta ah ee hor Alle Adduunkooda ugu bixinaya sidii ay Aakhiro Ajar ugu heli lahaayeen, waxa laga Codsanayaa…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Maxkamadda Ciidamadda Somaliland oo Dil, Xabsi Daa’in iyo xukuno kale ku riday goor dhaweyd Maleeshiyo Beeleedii hubaysnayd ee shalay weerartay ciidamadda qaranka ee ka dishay sdexda Askari »

Breakin

01:16 pm | Hargeysa(Waaheen) Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Darajadeeda koowaad oo saaka u fadhiisatay xukunka Maleeshiyo beeleedii Hubaysnay ee Weerarka ku soo qaaday…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Sheekh Shariif Oo Gooni Isku Taaga Somaliland Ku Tilmaamay Isku Day Xal Laga Gaadhayo »

Sheekh shariif

06:49 am | “Waxaanu hananaynaa dib u heshiisiin wada hadal ku timaada oo na dhex marta dawladayada iyo walaalaheena dhinaca Waqooyi”Sheekh Shariif…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Khasaarihii dagaalkii Maleeshiyo beeleedu ku qaaday ciidanka Wershada Kabka iyo weedhihii Masuuliyiinta Xukuumadda »

kuwii dhaaca ee caaruurta ahaa

06:40 am | Askartii Ciidanka Qaranka oo la Aasay, Maleeshiyadii oo diidan iyo xeradii oo gaadh dable Ciidanku ka hayaan Madax-dhaqameedka, Siyaasiyiinta…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Xukuumadda Somaliland oo ku dhex Asqawday Ajandayaasha Beesha Caalamku Somaliya Dawladda ugu dhisayaan iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Safarkii Ingiriiska ka baaqsanaya »

silaanyo

06:35 am | Midawga Yurub oo diidan in Sh Shariif mudada loo kordhiyo iyo Maraykanka oo ku mashquulsan Khilaafka ka aloosan Shirka…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Madaxtooyada oo Mujaahidiinta la Nool Dakanooyinkii Dagaalada ka soo gaadhay Dibadda ugu Baryo tegaysa »

06:33 am | Dareenada ku xeeran shir ay shalay Madaxtooyadu la yeelatay mujaahidiinta qaar Hargeysa(Waaheen) Xafiiska samafalka madaxtooyada ayaa shalay shir u…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Reer Hargeysa Oo Dareen Naxdin Leh Kaga Jawaabay Askartii Difaaca Qaranka Ee Ku Baxday Gacanta Shacabkooda »

2706577024_e5f0f0cce3

06:30 am | “Saddex askari oo ciidamadii qaranka ah oo mar kaliya dadkii ay amaankooda ilaalinayeen ay laayaan waa dhacdo fool xun”Aragtida…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Muxuu wasiirka Macdantu hadal la’aan Lacagtii OPHIR ugu wareejin waayay wasaaradda Maaliyadda? »

05:59 am | Hargeysa (Waaheen) – Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo biyaha Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa 12-kii bishan May 2012-ka wasiirka…

May 16 2012 / No Comment / Read More »

Articles

Waaheen Videos

  • radio waaheen logo

    dhagayso heesta la magac baxday Dabayshii aqoonsiga ee uu sameeyey Ali Ibrahim iyo codkii Abdifatax Mohamed Burcaawi

    Read More

  • Haygeysia Airport, Somalia Airspace and Other Somaliland Airports; Xogogaalwaran-Maxmud Xirsi-Qatala. Dawosho Wacan:

    Read More

  • Xafladii xogwaranka ahayd ee London ka dhacday oo aanu soo ururinay halkan ka daawo

    Play Video

  • images

    Halkan ka dhagayso waraysi aanu La yeelanay Eid Ali Ahmed oo ku saabsan UFO iyo waliba arrimo kale

    Read More

  • Halkan ka Daawo Waraysi Gaar ah oo aanu la Yeelaney Mujaahid C/raxman Bashiir Cabdi oo ka mid ahaa Ururkii Dhaq-Dhaqaaqa Somaliyeed ee SNM (Qeybta 1aad)

    Play Video

  • halkan ka daawo heestan ay wada qaadayaan labada Fanaan ee Somaliland nimadu ay ka muuqato waa Mr Raas iyo Murwadiisa Nimco Degan

    Play Video

  • Documentry ku Saabsan Wacyigelinta Faya-Dhawrka Hilibka Xoolaha (HALKAN KA DAAWO)

    Play Video

  • TV ka mid ah TV yada Dalka Malaysia ayaa qaadaa dhigay Somaliland

    Play Video

  • UN specail representative of Somaliland and Somalia Mahiga talking about somaliland 29-09-2011

    Play Video

  • Crisis in the Horn of Africa A Somaliland Perspective

    Play Video

  • Daawo heestan ay qaadayso gabadha cadaanka ahi

    Play Video

  • A Wake Up Call – From Rap Sensation To Islam – Formerly of Bad Boy Records – Amir Muhadith

    Play Video

  • Soomaali waa taa ugxanteedii!! ninkii wax kale isku haystoow waa kaa dadkaagii!!

    Play Video

  • halkan ka daawo meelihii la gubay London iyo waliba hogaamiyaha Britain oo markii ugu horaysay ka hadlay dhacdadan!

    Play Video

Fadeexad horleh oo fursado shaqo lagu musuqmaasuqay oo dul hoganaysa wasaarada Macdanta iyo biyaha »

08:55 pm | Fadeexad horleh oo fursado shaqo lagu musuqmaasuqay oo dul hoganaysa wasaarada Macdanta iyo biyaha: Dhalinyaro sheegay in laba jeer laga musuqmaasuqay boosas ay imtixaan u galeen oo dad ay wasiirka isku hayb yihiin la keenay. Dhalinyaro shaqo raadis ah oo cadaalad daro kala kulmay wasaarada macdanta iyo biyaha, ka dib markii la musuqmaasuqay boosaskii ay…

May 14 2012 / No Comment / Read More »
from-manager-to-minister1eeeee

Senior Somaliland officials if they want to comment on diplomatic issued ought to get the fact straight. »

07:25 pm | AwdalState, the endeavor of a desperate man. What was my surprise when I read Somaliland State minister for Foreign Affairs admonishing Mahiga for meeting Awdal State representative in Ottawa. And what was my astonishment when I heard that Somaliland Parliament speaker Cirro suggested that Magiha be barred from Somaliland for the same reason. Senior Somaliland…

Sep 27 2011 / Comments Off / Read More »
SLN

Madaxweyne Siilaanyo oo Rishafal ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda iyo Hay’addo kale »

07:17 am | Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa saaka Xilalkii ka qaaday wasiiro ka tirsan xukuumadiisa isla markaana magacaabay xilal cusub Wasiiradda la eryay waxa ka mid ah Wasiirka Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi oo uu ku bedlay C/casiisa Samaale, Wasiirkii Hawlaha Guud Ismaaciil Muumin Aare, Wasiirkii Arrimaha Bulshada iyo Shaqada Ilhaan Maxamed Jaamac, Wasiirkii dhalinyarada iyo…

Mar 14 2012 / Comments Off / Read More »
BreakingNews-1233454

World News

wasiiro guurey iyo taayiro la gubey

Mudaharaadyo xalay Gil-gilay New Hargeysa, xukuumadda oo Ciidamo dhoobtay iyo Wasiiro ka qaxay xaafadihii ay ka deganaayeen »

07:26 am | Xukunkii Maxkamadda Ciidamadda oo Xalay Hurdada u diiday Reer New Hargeysa iyo Xukuumadda oo Cabsi ladi weyday Wasiir Duur iyo Wasiir Xirsi oo la sheegay cabsi awgeed inay ka qaxeen…

May 17 2012 / No Comment / Read More »
Wasiir-Duur31

Lafo-gurka Weedhihii Wasiir Duur U Adeegsaday Rabashadihii Sariibada Inji Iyo Warshada Kabista »

07:26 am | “dawladdani way dhaaftay markii innamo yaryar oo koox ah meel xidhay looga yaaci lahaa”Duur 16.4.2012 “Dadka direyska inoo sita ee amnigeena ilaalinaya inaga oo shacab ah hala ixtiraamo”Duur 15.05.2012 Hargeysa…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Mahiga Oo Ka War-warsan Fulida Qorshaha Nabada Somaliya Oo Burbur Ku Dhow »

mahiga

07:22 am | Nairobi (Waaheen) – Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Somaliya Dr Augustine Mahiga ayaa bulshada caalamka dhaqaale uga raadinaya…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Somaliland oo daadifeysay in Ardayda Reer Sool ah oo diidan Imtixaanaadku inay tageen Buuhoodle »

masulyiinta imtixaanaadka

07:22 am | 15o Arday ayaa la sheegay in doraad lagu soo dhaweeyay Buuhoodle, Wasaaraduna waxay sheegtay inaanay arday ahayn Hargeysa(Waaheen)-Ardaydii Dugsiyada dawlada ee fasalada…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Xukuumadda oo si gaabis ah u wada Xuska 18 ka May »

07:17 am | Afhayeenka Madaxtooyada ayaa todobaadkan bilowgiisii sheegay in Madxada Gobolada lagu amray diyaar-garowga 18 May Hargeysa(Waaheen)-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay joojisay munaasibadihii…

May 17 2012 / No Comment / Read More »
Laba Wariye oo maalintii sadexaad u Xidhan wasiiraad sawirteen » Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Markii ugu Horaysay Sameysay Doorasho Mala’awaal ah. » Sheekh Shariif Oo Gooni Isku Taaga Somaliland Ku Tilmaamay Isku Day Xal Laga Gaadhayo » Khasaarihii dagaalkii Maleeshiyo beeleedu ku qaaday ciidanka Wershada Kabka iyo weedhihii Masuuliyiinta Xukuumadda » Xukuumadda Somaliland oo ku dhex Asqawday Ajandayaasha Beesha Caalamku Somaliya Dawladda ugu dhisayaan iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Safarkii Ingiriiska ka baaqsanaya »

Ambaqaad

Omer Hassan2
from-manager-to-minister1eeeee

Fadeexad horleh oo fursado shaqo lagu musuqmaasuqay oo dul hoganaysa wasaarada Macdanta iyo biyaha »

08:55 pm | Fadeexad horleh oo fursado shaqo lagu musuqmaasuqay oo dul hoganaysa wasaarada Macdanta iyo biyaha: Dhalinyaro sheegay in laba jeer laga musuqmaasuqay boosas ay imtixaan u galeen oo dad ay wasiirka…

May 14 2012 / No Comment / Read More »